Language:

The Free and Open Productivity Suite
Apache OpenOffice 4.1.4 released

Mashruuca Open Officeka oo Soomaali ah.


OpenOffice.org waa mashruuc dhaqan geliya softwarada xafiissed oo furan. Openoffice.org wuxuu ka kooban yahay dhowr qaybood. Waxay kala yihiin Writer, Calc, Draw, Impress, Base. Writter waxaad si hagaagsan ugu adeegsan kartaa qoraalada kala duwan sida qorista waraaqaha. Calc waxaad u adeegsan kartaa dajinta miisaaniyadaha iyo xisaabaadka. Draw waxaad u adeegsan kartaa sawirista. Impress wuxuu kuu fududaynayaa sidii aad u bandhigi lahayd qoraal, misaaniyad ama sawir. Base waxaad u adeegsan kartaa kaydinta macluumaadka.

so.whatsmycrossover.com waa mashruuca whatsmycrossover.com loogu tarjumaayo af soomaaliga. Mashruucaan oo hadda ku jira wejigiisa hore ayaa ujeedadiisu tahay sidii OpenOffice.org loogu tarjumi lahaa af soomaaliga, si ummadda ku hadasha af soomaaliga ay u helaan software tayaysan oo ay wax ku qortaan, xisaabtaan, bandhigaan ama wax ku kaydsadaan, isla markaana ku hadlaaya afkooda.

Haddii ay aqoontaada kombuyuutarka ama luuqada soomaaliga sareyso oo aad rabto inaad ka qayb qaadato mashruucaan la soo xiriir hogaanka mashruuca si loo qiimeeyo arjigaada laguuguna ogolaado inaad ka qayb qaadato mashruuca.

Apache Software Foundation

Copyright & License | Privacy | Contact Us | Donate | Thanks

Apache and the Apache feather logo are trademarks of The Apache Software Foundation. OpenOffice, OpenOffice.org and the seagull logo are registered trademarks of The Apache Software Foundation. Other names appearing on the site may be trademarks of their respective owners.

                                    1. 3832341471 2018-02-23
                                    2. 9787961470 2018-02-23
                                    3. 8216261469 2018-02-23
                                    4. 4247311468 2018-02-23
                                    5. 9801771467 2018-02-23
                                    6. 2751171466 2018-02-23
                                    7. 6149301465 2018-02-23
                                    8. 2352371464 2018-02-22
                                    9. 3661141463 2018-02-22
                                    10. 3799701462 2018-02-22
                                    11. 6658571461 2018-02-22
                                    12. 2419761460 2018-02-22
                                    13. 8257341459 2018-02-22
                                    14. 6221221458 2018-02-22
                                    15. 495371457 2018-02-22
                                    16. 256871456 2018-02-22
                                    17. 6939711455 2018-02-22
                                    18. 8509441454 2018-02-22
                                    19. 7273201453 2018-02-22
                                    20. 86691452 2018-02-22